Wednesday, April 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya oo furantay-Daawo sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Dhageysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya oo furantay-Daawo sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee ku taala magaalada Hague ee dalka Holland ayaa maanta si rasmi ah uga furantay dhagesiga dacwada badda Soomaaliya ee u dhaxeysa labada dal Soomaaliya iyo Kenya.

Dhageysig dacwaddan oo socon doonto muddo afar maalmood ah, waxay maxkamaddu maaanta dhageysatay dooda ay dawladda Kenya ka qabto dacwadda.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026

Warku wuxuu intaa ku daray in berito ay maxkamddu dhageysan doonto waxay ay Soomaaliya ka qabto iyo cadeynaha ay horgeynayso maxkamadda Hague ee la xiriira muranka badda Soomaaliya.

Labada dalba waxaa maxkamada ku matalaya ama uga doodaya sharci yaqaano shisheeye!

Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aanay marnaba ka tanaasuli doonin hal taako oo ka mid ah badda Soomaaliyeed in la qaato.
Wuxuuna cadeeyay inuu kalsooni badan ku qabo inay Soomaaliya guulaysanayso, isagoo u xaqiijiyay shacabka Soomaaliyeed in Badda ay tahay hanti qaran oo aan marnaba gor-gortan geli doonin.

d1-1 d2-1 d3-1 d4-1 d5-1 d7-1 d8-1 d9-1 d10-1 d11-1 d12-1 d14-1 d15-1 d17-1 d18-1 d19-1 d20-1

Taajirow

Previous Post

Wasiirka amniga oo beeniyay in uu iscasilayo

Next Post

AUN Janaraal Goobaanle oo maanta la aasay-sawirro

Next Post
AUN Janaraal Goobaanle oo maanta la aasay-sawirro

AUN Janaraal Goobaanle oo maanta la aasay-sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Puntland

April 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah...

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

April 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud...

Madaxweynaha  Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

Madaxweynaha Azerbaijan oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirka Soomaaliya

April 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ugu gudbiyay...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Wasiirka Wasaaradda Qoyska oo si rasmi ah u gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

April 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In