Sunday, May 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalad degdeg ah oo  ah oo lagu soo rogay magaalada  Charlotte ee gobolka North Carolina

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xaalad degdeg ah oo  ah oo lagu soo rogay magaalada  Charlotte ee gobolka North Carolina
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barasaabka gobolka North Carolina ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah kadib markii magaalada Charlotte ay ka dhaceen rabshado iyo deganaan la’aan u dhexeeya ciidamada Boliiska iyo dadweynaha magaaladaasi

Barasaabka ayaa intaa ku daray in ciidamafa ilaalada Qaranka Mareykanka loo soo diray magaaladaasi kadib kolkii habeenkii labaad ay magaalada Charlotte ay ka socdaan banaanbaxyo ay dhigayaan dadweynaha

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026

Dadka banaanbaxaya ayaa ka careysan ciidamada Boliiska oo dilay  nin 43-sano jir ah oo madoow ,kaas oo lagu magacaabo  Keith Lamont Scott, iyagoo dhaawacay dad kale oo kujiray ka qeybqaadashada isu soo baxaasi .

Boliiska ayaa ku andacooday in ninkaasi dhintay uu watay Bistoolad,halka waalidka dhalay marxuumkaasi ay xaqiijiyeen in marka la dilayey uu akhrisanaayey Buuk

Rabshadaha socda labada cisho aayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen 16-sarkaal oo boliis ah

Previous Post

Akhriso war-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka dadban

Next Post

Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota

Next Post
Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota

Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir oo amar dul dhigay shacabka ku dhaqan caasimadda

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In