Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa todobaadkan ka dhacay gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka xaflad balaaaran oo ay Jaaliyada Galmudug ee gobolkaasi ku taageeraysay hay’ada hormarinta ee GOB oo gacanta ku haysa dhismaha wadada iskuxirta caasimada gobolka Mudug ee Gaalkacyo iyo magaalada Hobyo.

Gudoomiye ku xigeenka hay’adaasi Mudane Maxamed Axmed urur oo munaasibadaasi lagu soo dhaweeyay ayaa warbixin dheer ka bixiyay baahida keentay dhismaha wadada, heererkii ay soo martay iyo waxtarka weyn ee ay u leedahay guud ahaan Soomaalida gaar ahaana dadka gobolada dhexe.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Mudane Urur ayaa sheegay in dadka deegaanka iyo qurbajoogta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Galmudug ay muruq, maal iyo maskaxba galiyeen sidii wadadaa muhiimka ah loo dhisi lahaa isgaoo intaa ku sii daray in uu dhismuhu meel wanaagsan marayo dadka ka qaybqaatayna ay heleen kalsooni ah in ay baahidooda wax ka qaban karaan intii ay cid kale sugi lahaayeen.

Gudoomiye ku xigeenka ayaa ugu danbayntii kula dardaarmay dadweynihii munaasabada ka soo qaybgalay in ay sii wadaan taakulaynta mashruucan oo uu soo dhawaaday waqtigii ay mirihiisu soo go’ayeen waxaana uu si weyn ugu mahadceliyay jaaliyada Galmudug ee Minnesota oo qaybweyn ka qaadatay dhismaha wadadan.

Dadkii kale ee shirkaa ka hadlay waxaa ka mid ahaa Ugaas Yuusuf Xasan Warsame, Sh. Cabdullaahi Faraweyne iyo Sh. Cabdi Calibahal oo soo jeediyay hadalo iskugu jiray wacdi iyo dhiiragalin oo ay si weyn ugu riyaaqeen ka soo qaybgalayaashi xafladu. Ugu danbeystii waxaa goobta laga dhwaaqay balaqaad lacageed oo ay jaaliyadu mashruuca ugu deeqday.

_C4A0064 _C4A0072 _C4A0081 _C4A0090 _C4A0101 _C4A0108 _C4A0118 _C4A0122 _C4A0123

Previous Post

Xaalad degdeg ah oo  ah oo lagu soo rogay magaalada  Charlotte ee gobolka North Carolina

Next Post

42 qofood oo ku dhintay Doon ku degtay Badda Mediterranean-ka

Next Post
42 qofood oo ku dhintay Doon ku degtay Badda Mediterranean-ka

42 qofood oo ku dhintay Doon ku degtay Badda Mediterranean-ka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In