Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

42 qofood oo ku dhintay Doon ku degtay Badda Mediterranean-ka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
42 qofood oo ku dhintay Doon ku degtay Badda Mediterranean-ka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaaadka Dalka Masar ayaa sheegay in tirada dhimashada ee dadku ku dhintay doontii ku qallibantay badda Mediterranean-ka ee magaalada  Rosetta ay gaarayaan 42-ruux

Sida ay ka soo xigatay Wakaaladda Wararka Masar, doontaasi qallibantay waxa ay sidday 600-lix boqol oo qof, kuwaas oo la tilmaamay In ay u kala dhasheen Dalalka Suuriya, Masar iyo kuwo kale oo Afrikaan ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026

Doonta qallibantay ayaa lagu waramay in ay ka soo shiraacatay  agagaarka Kafr El-Sheikh,waxaana boliiska dalka Masar ay sheegeen in aysan garaneyn halkii ay ku socotay.

Shilkaasi oo dhacay shalay ayaa yimid laba cisho ka hor markii Madaxweynaha Dalkaasi Abdel-Fattah El-Sisi oo ka qeybgalay shirkii Qaramada Midoobay uu u sheegay madaxda Umadaha Midoobay in arrimaha la xiriira socdaalka qaxootiga ah laga dhigo ajeendaha ugu sarreeya ee leh mudnaanta koowaad.

Illaa iyo hadda ma cadda in dadkaasi ku waxyeeloobay doontaasi ay ku jiraan dad Soomaali ah ,waxaana lagu waramay in la badbaadiyay tiro badan oo ajaaniib ah.

Previous Post

Daawo Sawirrada: Xaflad lagu taageerayay dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay Miinnesota

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado+Sawirro

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado+Sawirro

Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado+Sawirro

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow

July 14, 2026
0

Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

Shir Looga Hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha Sifeysan oo Lagu qabtay Xarunta Gobolka Banaadir

July 14, 2026
0

Shirkani oo uu shir Guddoominayay Ku-xigeenka Duqa magaalada ee Maamulka iyo Maaliyadda ahna Guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Maamulka Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In