Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin cusub +Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Galmudug oo dhagax dhigay waddooyin cusub +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Galmudug ayaa maanta dib ugu labatay Magalada Cadaado iyadoo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay, waxaana uu dhagax dhigay afar waddo oo laga hirgelinayo magaalada Cadaado.

Madaxweynaha  waxaa safarkiisa ku wehliyay xubnaha aqalka sare ee dhawaan lagu doortay Cadaado, iyagoo Jowhar uga qeybgalay dorshadii Madaxweynah Hirshbelle.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed  ayaa markale hambalyo u diray madaxweynaha Hirshebelle Cali Cabdulahi Cosoble iyo Ku xigeenkiisa Guudlawe
Waxa uuna ugu baaqay Ugaas Xasan Ugaas  Khaliif in uu taageero Maamulka Hirshabelle uuna garab istaago.
“waxaan ogahay ugaaska in uu yhay ugaaska ugu facaweyna ugaasyada Soomaliyeed ahna nin aad u qiima badan maantana looga bahanayahay in uu tageero maamulkaasna kala shaqeeyo midnaimada shacabaka labada Gobolka” ayuu yiri C/kariin Guuleed.
20161018_092107 20161018_092119 20161018_092127 20161018_092135 20161018_092153 20161018_094942 20161018_095137
20161018_094943 20161018_094944 20161018_094945 20161018_094946
Previous Post

Wasaaradda Maaliyadda oo shirkad gaar ah u xilsaartay qaadista canshuuraha Gaadiidka

Next Post

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo tababbar u furay cutubyo ka tirsan booliska “SAWIRRO”

Next Post
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo tababbar u furay cutubyo ka tirsan booliska “SAWIRRO”

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo tababbar u furay cutubyo ka tirsan booliska "SAWIRRO"

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In