Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka Gudoomiyaasha Maxkamadaha sare ee Wadamada Carabta oo Masqat ka furmay, Soomaaliyana oo ka qayb galaysa ”SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Shirka Gudoomiyaasha Maxkamadaha sare ee Wadamada Carabta oo Masqat ka furmay, Soomaaliyana oo ka qayb galaysa ”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka Gudoomiyaasha Maxkamada sare ee Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo sanadkan ay marti galinayso Saldanada Cumaan ayaa waxa uu ka furmay Magaala madaxda Dalkaas ee Masqat.

Shirkan oo ay sanadkan ka qayb galayaan wafdi heer sare ah oo uu horkacayo gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya Garyaqaan Ibraahin Iidle Saleebaan iyo Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Sheekh Saalax Sheekh Ibraahin Dhiblaawe, sidoo kalena uu goob joog ka ahaa Safiirka Soomaaliya u fadhiya ee Saldanada Cumaan  Danjire Cabdirazaaq.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026

Shirkan oo soconaya muddo laba maalin ah ayaa waxaa looga hadlayaa sidii sidoo dhowr arrimood oo quseeya dhanka garsoorka xal looga gaari lahaa iyadoo ay arrimahaasna ka mid yihiin xal loo helo xalinta qilaafaadka kaasoo gudiyo garsoor loo saarayo, iyo in dowlaha qaar laga dhagaysto sida ay waayo aragnimo ugu leeyihiin.

Sidoo kale waxaa laga hadlayaa sidii xal looga gaari lahaa dib u dhaca ku yimaada dhagaysiga dacwadaha , iyo in dacwada si deg deg ah loo dhameeyo oo go’aan cadaalad ah looga soo saaro.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhanka Saldanada  Cumaan Amiiro iyo wasiiro ka socday dowladaas oo iyagana qudbado halkaas ka jeediyay iyadoo maanta halkaas laga jeediyay qudbado ay soo diyaariyeen wadamada qaar barina qaar kale laga dhagaysan doono waayo aragnimadooda .

6cb3ff4c-849d-489d-8275-d078d7ff479e 916d0bd5-286b-4a4f-bc8b-ce11d270c7cc Untitled

Previous Post

Madaxweynaha oo maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka degdega ee Muqdisho

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In