Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlo lagu dayactirayo waddooyinka burbursan oo ka billowday magaalada Baydhaboo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay horumarinta Baydhabo oo lagu qabtay isla magaaladaasi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada Baydhabo

Wadooyinka uu dhismaha ka socdo ayaa ah kuwo aan helin wax dayactir ah tan iyo intii ay burburtay dowaladii hore ee Soomaaliya, waxaana ka mid ah wadada weyn ee dhaxmartaย  magaalada Baydhabo, waxaana ay wadadaasi ahayd wado aad u burbursan isla markaasina ay ka wareegan jireen inta badan gaadiidka isticmaala wadooyinka magaalada.

Related posts

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026

Guddoomiyaha Degmada Baydhabo Mudane C/laahi Cali Watiin ayaa shacabka magaalada Baydhabo uga mahadceliyey sida ay uga go’antahay dib usoocelinta bilicda Wadooyinka Baydhabo. Xili uu kor meerayey wadada dheer halbowlaha u ah marinka dadka iyo Gaadiidka.

Guddoomiyaha Goboka Baay Mudane C/rashiid C/laahi Maxamed ayaa sheegay in howlahani dayactirka ah ay ugu talo galeen in ay soo celiyaan isticmaalka qaar katirsan wadooyinka muhiimka u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka si ay usoo laabato buu yiri bilicda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhaqaalaha ku baxayo howlahani lagu dayactirayo qaar ka tirsan wadooyinka magaalada Baydhabo ay iska kaashanayaan maamulkaย  degmada Baydhaboย  iyo qeybaha bulshada ku dhaqan magaalada, waxaana uu sheegay in ay howlahani sii socon doonaan ilaa inta ay ka dayactirayaan guud ahaanba wadooyinka burbursan ee magaalada Baydhabo

Shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo gaar ahaan gaadiidleyda ka dhex shaqeysa gudaha magaalada ayaa si weyn usoo dhaweeyay tallaabada uu maamulku ku dayactirayo wadooyinka burbursan ee dhex mara magaalada Baydhabo

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Cadaado

Next Post

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Next Post
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka warbixiyay socdaal shaqo ay ku tageen Qoryooleey

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Baniโ€™aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICAโ€™S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In