Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkaacyo oo meel fiican mareysa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Dhismaha waddo u dhexeysa Hobyo iyo Gaalkaacyo oo meel fiican mareysa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha waddada xiriirisa magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkaacyo ee gobolka Mudug, iyadoo guddiga ku hawlan dhismuhu uu codsaday in lagu taageero hawshaas.

Guddiga ku hawlan dhismaha Waddada ayaa dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ka shaqaynayay inta u dhaxaysa deegaanada Gawaan iyo Wazil, oo  hadda gaban gabo maraysa, waxaana ku sii xiga 30-km uu u dhaxaysa Hobyo iyo Gawaan oo ah meesha ugu daran ee marista gaadiidku ku dhibanyihiin.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026

C/qaadir Maxamed Cosoble oo ah gudoomiyaha gudiga Gob ee mashruucan maamulaya ayaa ka waramay sida hawsha dhismuhu u socdo.

Dabeecad ahaan dhulkan mashruuca dhismaha wadadu ka socdo waa Bacaad, dooxooyin iyo Dhagax, bilo ka hor gaadiidka yar yar ayaa si dhib leh ku marayay, balse maanta waxaa ka muuqda isbadal wayn.

Waxaana ka shaqaynaya gaadiid culus, iyadoo mashruucan oo dhaqaale badan ay ku baxayaan uu u baahanyahay in laga wada qayb qaato.

Wasiirka Ganacsiga Galmudug C/ladiif C/llahi warsame ayaa sheegay in wadadan ay muhiim u tahay ganacsiga deegaanka Galmudug, iyo in shixnadaha ka soo daganaya dekadda Hobyo si fudud loo soo gaarsiiyo magaalooyinka gobolada dhexe.

Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cusmaan Maxamed Cali Socdaal ayaa mashriican ku tilmaamay mid qiimo leh, oo bulshada Soomaaliyeed oo dhan micno ugu fadhiya, sidaas darteed ay haboontahay in la taageero si dhaqse looga mira dhaliyo.

DSC00347 DSC00349 DSC00351 DSC00352 DSC00355 DSC00356 DSC00359 DSC00362 DSC00365 DSC00366 DSC00369 DSC00372 DSC00373 DSC00374

Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Degmada Kaxda oo la hirgeliyay waddooyin hor leh “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday

DAAWO SAWIRRADA: Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo la kala qaaday

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad oo maanta ka furmay Gaalkacyo

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo si rasmi ah uga bilowday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada Galmudug,...

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

Taliye Ibraahim Maxamed oo shir-guddoomiyay Shirka Taliska Guud ee CXDS

June 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In