Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Doorashooyinka Aqalka Hoose oo markale dib uga bilaabanaysa Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada dibad baxyo lagu taageerayo shirki IGAD ee shalay ka dhacay Muqdisho oo ka socda Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka ayaa maanta  lagu wadaa inay markale dib uga bilowdaan  magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Tartankaan ayaa waxaa  horay u hakiyay  rabshado gacan ka hadal ah, iyadoo  maanta la filayo in mar kale uu dib uga bilowdo magaalada Jowhar oo ay xaadir ku yihiin tirada Xildhibaanada ee dhiman.

Related posts

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026

Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana  ciidamo isugu jira kuwa dowladda iyo AMISOM la geeyay goobta Doorashada si ay u sugaan Nabad gelyada goobaha Doorshada ka dhaceysa ee magaalada Jowhar.

Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka cusub oo dhawan ka socday magaalada Jowhar ayaa iagu guuleystay in la doorto qaar ka mid ah Xildhibaannada.

Previous Post

Madaxda Mareykanka ee geeriyootay iyagoo haya talada dalkaasi. (qeybta 1-aad)

Next Post

Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Xildhibaanno la doortay

Next Post
Diiwaan galinta Musharaxiinta kuraasta aqalka hoose oo Baydhabo ka bilaabanaysa

Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Baydhaba iyo Xildhibaanno la doortay

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Fiqi), ayaa si weyn u ammaanay waxqabadkii Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026
0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u muujiyay aqbalaadda xilka...

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

February 4, 2026
0

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii iyo horumarradii ugu...

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In