Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kooxda Al-shabaab oo Malleeshiyaad looga dilay Gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Kooxda Al-shabaab oo Malleeshiyaad looga dilay Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Toddoba ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa lagu dilay,tiro intaa ka badanna waa lagu dhaawacay, dagaal xooggan oo ka dhacay degaannada Dummaaye iyo Dabagalo oo hoos taga Degmada Xarar dheere ee Gobolka Mudug.

Dagaalkan ayaa yimmid markii Malleeshiyada Al-Shabaab ay Dadka ku dhaqan Degaannadaasi kusoo rogeen cuna qabatayn iyo Dhac hantiyeed, iyagoo ku soo rogay Dhaqaale Uruurin ay ugu Magac dareen Zakawaad inay bixiyaan Bil kasta, sida ay Dadka degaannadaasi u Sheegeen Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dadka degaannadaasi ayaa sidoo kale sheegay in Malleeshiyaadkii laga dilay Al-Shabaab la furtay Qoryihii ay ku dagaallamayeen iyo Saanad Milliteri.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa bogaadiyay Shacabka halkaasi ku dhaqan,wuxuuna sheegay inay ka caawin doonaan dagaalka ay kula jiraan Kooxda Al-Shabaab.

Mudane Carrabeey, ayaa Dadka degaannadaasi ku dhaqan ku ammaantay sida geesinimada leh ee ay isaga dhiciyeen Malleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo ballan qaadday ina halkaasi ka sifeyn doonaan.

Previous Post

Muwaaddin Soomaaliyeed oo lagu xiray Yugaandha

Next Post

Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle oo guddi u saaray colaadda Baladweyne

Next Post
Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle oo guddi u saaray colaadda Baladweyne

Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle oo guddi u saaray colaadda Baladweyne

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In