Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawiro:Maxaabiis tababar lagu siiyey Magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Sawiro:Maxaabiis tababar lagu siiyey Magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan ayaa loo soo gababeyey laba qeybood oo ka tirsan dhallinyarada ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar, tiradooduna gaareyso 40 maxbuus.

Maxaabiistan ayaa la barayey xirfado kala duduwan, sida Korontada iyo Dhismaha waxaana gacan ka geystay Ciidamada Talyaaniga ee jooga Soomaaliya qaybta u qaabilsan gargaarka.

Related posts

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026

Xiriiriyaha Deeqaha Talyaaniga Maxamuud Xuseen Mooge (Kabtan Mooge) oo ka hadlay munaasabadda ayaa ka faahfaahin ka bixiyey Tababarka, Wuxuuna sheegay in tababarkan uu yahay mid lagu baranayey Harqaan tolista iyo Korontada.

Madaxa Hoggaanka Qorsheynta iyo Tababarrada ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed G/Sare Daahir Cabdulle Raage oo ka mahadceliyey tababarkan loo soo xiray dhallinyarada ayaa yiri- “Muhiimadeenu waa iney tababarkan ka faa’iideystaan Maxaabiista, si ay mustaqbalka ugu shaqeystaan markii ay xukunkooda dhammeystaan”

Taliyaha Ciidanada Talyaaniga ee Soomaaliya qaybta gargaarka u qaabilsan G/Sare Juzebe Fabri ayaa ballanqaaday in ay sii wadi doonaan Tababaradan nocaan ah si kor looga qaado Aqoonta Maxbuuska.

Ciidammada Talyaaniga ee Soomaaliya qaybta gargaarka u qaabilsan ayaa horay waxay kaalmooyin kala duwan u gaarsiisay qaar ka mid ah dadka ku nool Magaalada Muqdisho.

20161002_102530 20161002_103210 20161002_103456 vlcsnap-2016-11-29-14h02m21s76 vlcsnap-2016-11-29-14h02m35s230 IMG_6226 IMG_6282 vlcsnap-2016-11-29-14h03m03s250 vlcsnap-2016-11-29-14h02m46s79

Previous Post

Hay’adda Socdaalka oo xarumo ka furanaysa Xuduudaha dalka+Sawirro

Next Post

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Shaqooyinka Xildhibaannada Lasoo Doortay “VIDEO”

Next Post
Baarlamaanka Soomaaliya Heer Maxkamadeed Ayuu La Tiigsanayaa Dadka Magaciisa Uga Been Abuurtay Internetka…..WARSAXAAFADEED

Maamulka Baarlamaanka Federaalka Oo Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan Shaqooyinka Xildhibaannada Lasoo Doortay “VIDEO”

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo xilalka ka qaaday laba Wasiiru Dowle

March 26, 2026
0

Muqdisho, Khamiis, 26 Maarso 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday...

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

Taliyaha CXDS oo booqday Askartii kusoo dhaawacantay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta

March 26, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho ugu tegay askartii ku soo dhaawacantay dagaallada ka dhanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In