Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirro ka tirsan Galmudug oo booqday deegaanno ay abaaro ku dhufteen+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirro ka tirsan Galmudug oo booqday deegaanno ay abaaro ku dhufteen+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kormeer uu ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda xaddiga ay gaarsiisanyihiin Abaaraha iyo biyo yarida ka jirta Deegaanada Galmudug ayaa waxaa xubno ka tirsan Guddiga Galmudug ay u xilsaartay war ka keenista.

Abaaraha ka taagan deegaannada Galmudug oo isugu jiray Wasiirro iyo Xildhibaano waxa ay ku mareen deegaano fara badan oo ay ka mid ahaayeen Bandar, Qaali jilable, Xungod Bud-bud, Af barwaaqo, Ceel-dibir iyo kuwa kale kuwaasi oo ku yaala Bariga iyo Waqooyiga Gobalka Mudug.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026

Qaar ka mida xoola dhaqatada ku nool deegaanada ay mas’uuliyiintu kormeerka ku tageen ayaa Warbaahinta Qaranka uga warramay baaxadda ay gaarsiisan tahay abaaraha iyo biya yarida ka taagan deegaanada ay ku nool yihiin, waxayna sheegeen Abaartu ku dhufatay deegaanadaasi in ay saameeyn ba’an ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Wasiiru Dowlaha Amniga Galmudug C/laahi Axmed Calasoow (Shiino) oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq ujeediyay Dowlada Fadaraalka iyo Hay’addaha samafalka, wuxuuna ka codsaday iney gargaar la soo gaareen dadka iyo duunyada ku nool deegaanada ay abbaaraha ku dhufteen.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed

Previous Post

Wasaaradda Kalluumeysiga oo qabatay markab si sharci darro ah uga kaluumeeysanayay baddeenna+Sawirro

Next Post

Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado+Sawirro

Next Post
Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado+Sawirro

Wafdi uu horkacayay gudoomiyaha maxkamadda sare oo madaxda Galmudug kula kulmay Cadaado+Sawirro

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo ka qeyb galaya Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika.

June 17, 2026
0

Wafdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay Shirweynaha 2-aad ee Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In