Monday, May 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada Xoogga ay ku leeyihiin duleedka Kismaayo(SAWIRRO)

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha JFS oo kormeer ku tagay Xeryaha Ciidamada Xoogga ay ku leeyihiin duleedka Kismaayo(SAWIRRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer ku tagay xeryaha ciidammada Xoogga dalka ay ku leeyihiin duleedka magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha, kormeerkiisu waxa uu la xiriiray sidii uu u dhiiragelin lahaa ciidammada ku sugan deegaannada Jubbalaan ee xeryaha ku leh duleedka Kismaayo, kuwaas oo qaarkood dhammeystay tababarka isku dhafka ciidammada Xoogga dalka oo lagu bilaabay qeybta 43-aad ee Jubbalaan ka howl-gasha.

Taliyaha qeybta 43-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa madaxweynaha warbixin buuxda ka siiyey marxaladda ciidammada ku sugan yihiin iyo tababarka isku dhafka ay qaateen, waxa uu sheegay in weli ciidanku u baahan yahay in la dhammeystiro waxyaabaha ka haray baahidooda dhanka shaqada.

Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu hambalyeeyey ciidanka xeryaha ku leh Ex Jaamacaddii hore ee Kismaayo, tababarrada ay sida wanaagsan u qaadeen, waxa uu ku dhiirageliyey diyaar-garowga ay u galeen in ay dalka ka difaacaan kooxaha Nabadda diiddan.

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in dowladdu ay xog ogaal u tahay xaaladda ay ciidanku ku sugan yihiin, waxa uu intaa raaciyey in lagu dadaali doonno dhammeystirka baahida ciidanka dhan walba iyadoo la eegayo awoodda dowladoodu  leedahay, laakiin ahmiyadda koobaad la siin doono ciidammada Qalabk Sida.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo saraakiisha ciidammada, ayaa kormeer kale ugu tagay ciidammo cusub oo uu tababar uga socda isla duleedka magaalada Kismaayo, madaxweynaha ayaana hadal kooban oo dardaaran iyo dhiiragelin ah u jeediyey ciidankaasi.

ciidan-aciidan-okciidanbciidancciidandciidaneciidanfciidang

Previous Post

Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Next Post

Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose oo lasoo gebagabeeyey(Sawiro)

Next Post
Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose oo lasoo gebagabeeyey(Sawiro)

Shirkii Golaha wada tashiga ee Dowladaha Hoose oo lasoo gebagabeeyey(Sawiro)

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In