Xili ay heer gaba gabo ah mareeyso ย Doorshada xubnaha aqalka hoose ee ka socota magaalada Cadaado ayaa maanta ย oo jimcaha ย waxaa la doortay kursigii 34 oo aay ku tar tamayeen faarax Cabdi Xasan iyo Aamnio Daahir Salaad
Ergada codeeyneeysay oo aheed 46 ayaa waxaa codeenta ergada kadib halkaasi ku guuleestay ย faarax Cabdi Xasan ย sida uu natiijada ugu dhawaaqay ย afhayeenka gudiga doorashooyina dadban ee Galmudug Yuusuf Diiriye Maxamuud.
Faarax Cabdi Xasan oo dhankiisa la hadlay warbaahinta ayaa mahad u jeediyay hayadaha amaanka oo Xoog weyn iska saaray amniga Goobaha Doorashooyinka.