Sunday, June 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha maxkamadda Sare “Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka”  

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha maxkamadda Sare “Garsoor Nadiif ah waxa ay ku xiran tahay  Mideynta Hay,adaha garsoor ee dalka”   
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ibraahim Iidle Sulaymaan ayaa shaaciyay in garsoorayaasha ku sugan gobollada dalka ay muhiim tahay in lamideeyo  isla markaana ay ka wada shaqeeyaan si  bulshada ay u heli lahaayeen cadaalad iyo garsoor mideysan  loogana Hortago isku dhacyo garsoorayaaha dhexdooda ah taas oo sahli doonta sida uu sheegay  in uu sharcigu shaqeeyo.

Garyaqaan  Ibraahin Iidle Suleymaan ayaa tilmaamay in kulankan lagu horumarinayo adeegga Garsoor loona baahan yahay in fikrado wanaagsan la is dhaafsado  maadaama caasimadda iyo Gobolada dalka lagu maamulayo.

Related posts

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026

Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad ugu hamuunqaba helidda garsoor mideysan iyo cadaalad sharcigu ku dheehan yahay.

Previous Post

Soomaaliya oo noqotay Dowladdii ugu Horeysay ee Diblumaasiyiinteeda u Rarta Magaalada Caddan

Next Post

Diyaarad mileteri oo ay leeyihiin ciidamada Raashiya oo sidday 91-ruux ayaa ku dulburburtay Badda Madow

Next Post
Diyaarad mileteri oo ay leeyihiin ciidamada Raashiya oo sidday 91-ruux ayaa ku dulburburtay Badda Madow

Diyaarad mileteri oo ay leeyihiin ciidamada Raashiya oo sidday 91-ruux ayaa ku dulburburtay Badda Madow

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

Wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo la qaabilay

June 13, 2026
0

Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS Cali Maxamed Cumar Cali Balcad, ayaa maanta qaabilay wefdi ka...

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeeray Tuulada Cayaaraha

June 13, 2026
0

Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ayaa galabta kormeeray Tuulada Cayaaraha Dalka ee Stadio Muqdisho oo ka mid...

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

Hoggaamiyaha la doortay ee Koonfur Galbeed oo shir-guddoomiyay kulan looga arrinsanayay amniga

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha la doortay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay shir amni oo lagu...

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliyeed oo markii ugu horreysay taariikhda kulan-ciyaareed rasmi ah ku matalaya Soomaaliya

June 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka Qaranka Gabdhaha Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa galabta sameynaya taariikh cusub, maadaama ay markii...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In