Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo lagu soo dhaweeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo lagu soo dhaweeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir waxaa Madaarka Caasimadda Kuwait ku soo dhaweeyay Danjiraha Soomaaliya ee Kuwait Mudane Cabdulqaadir Amiin Sheekh iyo qaar kamid ah diblomaasiyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kuwait.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu wadaa in uu kaqeybgalo munaasabad lagu soo gunaanadayo tababbar koox Xeer Ilaaliyeyaal Soomaaliyeed ah loogu soo xirayo Machadka Tababbarada Adeega Garsoorka ee Dalka Kuwait.

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Sidoo kale, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa kulamo howleed la qaadan doono dhiggiisa Dalka Kuwait iyo Agaasimaha Guud ee Machadka Tababarada Adeega Garsoorka ee Kuwait, si loo joogteeyo tababbarada la siinayo howlwadeenada adeega garsoorka dalka.

Safiirka Soomaaliya ee Kuwait Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh ayaa kaalin libaax ka qaatay xiriirinta iyo dhiraandhirinta barnaamijyada Iskaashiga ah ee Wasaaradda Caddaalada Kuwait ay u fidisay Garsoorka Soomaaliya.

Waxaa lagu wadaa in Safarka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu qaadan doono muddo sadex cisho ah, markaa kadibna uu dalka dib ugu soo noqon doono Soomaaliya.

1 2 3 4 5 6 7 8

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo guul taariikhi ah ku tilmaamay dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casho sharaf ah u sameysay gabdhaha Kubadda Kolleyga ee G/Banaadir

Next Post
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casho sharaf ah u sameysay gabdhaha Kubadda Kolleyga ee G/Banaadir

Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar oo kulan casho sharaf ah u sameysay gabdhaha Kubadda Kolleyga ee G/Banaadir

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In