Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano Cusub oo ka mid noqonayo Aqalka Sare oo maanta Muqdisho Lagu doortay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ayaa  maanta si rasmi ah ugu bilaawatay Magaalada Muqdisho.

Doorashada oo si habsami leh u socto ayaa waxaa kusoo baxay ilaa hadda Afar xildhibaan oo ka mid  noqon doono Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya , xildhibaanada Soo baxay ayaa waxa ay kala yihiin Cabdi Xaashi Cabdulaahi, Muxudiin Shiikh Jaamac , Mustaf Maxamed Qodax iyo Muno Cumar Xasan oo  ka mid ahayd Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

Related posts

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

July 27, 2026
Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026

Sidoo kale waxaa la filayaa in maanta la doorto ilaa labo xildhibaan oo kale oo ayagana ku biiri doono xubnaha Aqalka Sare ee Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Previous Post

Rag argagixiso halis ah oo lagu dilay  Waqooyiga Magaalada Riyaad

Next Post

Liiska Xubnihii Aqalka Sare ee Maanta Magaalada Muqdisho Lagu doortay

Next Post
Muqdisho:-Waxaa maanta ka bilaabanaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya goballada Waqooyi ee dalka.

Liiska Xubnihii Aqalka Sare ee Maanta Magaalada Muqdisho Lagu doortay

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

Guddiga Doorashooyinka oo tababar u furay wakiillada ururrada siyaasadeed ee Galmudug

July 27, 2026
0

Dhuusamareeb — Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay tababar loo qabtay wakiillada ururrada siyaasadeed ee ka...

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

Urur Siyaasadda Karaama oo agab waxbarasho ku wareejiyay Sheekh Ibraahim ee Mesegawaa

July 27, 2026
0

Ururka Siyaasadda Karaama ayaa agab waxbarasho ku wareejiyay ardayda Dugsiga Sheekh Ibraahim Yare ee deegaanka Mesegawaa, si loo taageero waxbarashada...

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

Magaalada Ceeldibir ee bariga Gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowga doorashooyinka Galmudug

July 27, 2026
0

Magaalada Ceeldibir ee bariga gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garow xooggan oo ku aaddan doorashooyinka la filayo inay ka qabsoomaan...

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In