Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Taraafikada Soomaaliya oo Sheegay in awoodooda ay Gobolada ku baahin doonaan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Gadiidka ka howlgala Caasimadda oo amarro adag laga soo saaray “MUUQAAL”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada taraafikada Soomaaliya ayaa Shaaca ka qaaday in ay dajiyeen qorshe ay awoodooda ugu baahinayaan dhamaan gobolada dalka si ay u gutaan waajibaadka guud ee saaran.

Taliyaha Ciidanka Taraafikada Soomaaliyeed  C/naasir Macalin Maxamed ayaa xusay in ay dhamaan Maaamul Goboleedyada Dalka ay u diri doonaan Ciidamo isla eg oo ka Tirsan Ciidamada Taraafikada Soomaaliyeed.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026

Taliyaha ayaa Xusay in ay u baahanyihiin 400 oo ciidmada Taraafikada ah oo ka shaqeyn doono Gobolka Banaadir iyo Min 50 asakaro oo ay u diraan Maamul Goboleedyada Dalka ka jiro , asagoo xusay in ay tiradaas tahay bilaaw uun waxaana uu sheegay in uu ku rajo weyn yahay in ciidanka Taraafikada si buuxdo uu howshiisa u gudan doono.

Dib u xoojinta ciidanka Taraafikada Soomaaliyeed iyo in ay u talaabaan Dhamaan Gobolada dalka ayaa waxa ay tusaalo xoogan u tahay Dib usoo kabashada Qaranka Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaqay in ay sanadkaan soo celin doonaan dhamaan hantida Gobolka Banaadir.

Next Post

Maamulka Degmada Xudur oo codsaday in la gargaaro Dadka abaaraha Saameeyeen.

Next Post
Beelo lagu heshiisiinayo gobolka Bakool

Maamulka Degmada Xudur oo codsaday in la gargaaro Dadka abaaraha Saameeyeen.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

Wasiir Fiqi oo ciidanka xoogga faray in ay diyaargaroobaan

July 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka deegaanka ee ku jira dugsiga tababarrada Qoriloow...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In