Thursday, June 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Booliiska Turkiga oo qabtay ninki fuliyay weerarki Istambuul

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Booliiska Turkiga oo qabtay ninki fuliyay weerarki Istambuul
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Booliska Turkiga ayaa gacanta ku dhigay ninkii loo heystay in uu ka dambeeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday Kalaab ku yaala magaalada Istanbul hebeenkii sanadka cusub, kaasoo ay ku dhinteen 39 ruux, tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeen.

Ninkan oo u dhashay dalka Usbekistan  magaciisa lagu sheegay  Abdulkadir Masharipov, 34-jir ah ayaa laga soo qabtay xaafad ku taal duleedka magaalada Istanbul oo lagu magacaabo Esenyurt.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Muddooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa ay boolisku wadeen howlgal lagu baadigoobayo ninkan, waxaana howlgalkaasi lagu soo xir-xiray dad kor u dhaafaya 40 ruux oo u badan dad ka agdhow ninkan ama xiriir la lahaa.

Booliiska ayaa mid ka mid ah guryaha ay baareen waxa ay ka heleen 150 kun oo dollar oo kaash ah, taas oo ay ku sheegeen boolisku in lagu bixin lahaaninkan iminka la qabtay.

Habeenkii sanadka cusub, abaarihii kowda iyo rubi  (01: 15) ayuu ninkani waxa uu rasaas oodda uga qaaday dad ku sugnaa kalaabka lagu caweeyo ee Reina ee ku yaal magaalada Istanbul, waxaana uu halkaasi ku dilay 39 ruux oo u badan ajaanib.

turkiterrorist turkiterrorist2

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Shariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu saameysay+Dhageyso

Next Post
Shariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu saameysay+Dhageyso

Shariif Xasan oo oo codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka abaartu saameysay+Dhageyso

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In