Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska oo la kulmay Wasiirka warfaafinta ,Boostada iyo isgaarsiinta Dalka Jabuuti.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada:Agaasimaha Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska oo la kulmay Wasiirka warfaafinta ,Boostada iyo isgaarsiinta Dalka Jabuuti.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta iyo dalxiiska ee Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminaayo ee ku sugan Dalka Jabuuti ayaa Maanta La kulmay Wasiirka warfaafinta  Boostada iyo isgaarsiinta ee Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Kulankan 00 ka dhacay Xarunta Wasaarada Warfaafinta , Boostada iyo isgaarsiinta ayaa waxa ay labada dhinac uga hadleen  arimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen heshiisyo dhowr  ah oo ay labada dhinac horay u gaareen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Waxyaabaha ay labada dhinac kawada hadleen waxaa ka mid ahaa qalabeynta xaafiiska Taleefishinka Qaranka Soomaaliya ee dalka Jabuuti iyo tababarida shaqaalaha Wasaarada warfaafinta Soomaaliya iyo dalxiiska iyo sidoo kale in ay iskaashadaan labada Wasaaradd .

Picture1 Picture2 Picture3 Picture4 Picture5 Picture6 Picture7 Picture8 Picture9

Previous Post

16-Musharax oo u taagan doorashada Guddoonka Aqalka Sare

Next Post

Guddoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Xildhibaannada Labada Aqal “SAWIRRO”

Next Post
Guddoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Xildhibaannada Labada Aqal “SAWIRRO”

Guddoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Xildhibaannada Labada Aqal “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In