Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Dhaq dhaqaaqa Iskaashooyinka oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay baartu saameysay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Guddoomiye ku-xigeenka Ururka Dhaq dhaqaaqa Iskaashooyinka oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay baartu saameysay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Ururka dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Qaranka Soomaaliyeed Cadceed Cusmaan  Shuuriye oo sacdaal ku  maraya deeganada maamulka Galmudug ayaa in socdalkooda uu ku qotama u kuurgelida xaaladaha abaaraha si ay gacan uga geystaan dadka ay abaartu saameysay.

Cadceed Cismaan ayaa xusay in deegaannada ay socdaalka ku tegeen ay ka jirto abaaro aad u daran oo saameysay noloshada dadka iyo duunyada, isagoo ku baaqay in bulshada ay u istaagto u gurmashada walaalahood ay abaaruhu ku habsadeen.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhinac kale Guddoomiuye ku-xigeenka  ayaa kulamo la qaatay Ururuka Dhaq dhaqaaqa Iskaashatooyinka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ay ka wada hadleen sidii wax looga qaaban lahaa waddooyinka burbursan ee deegnada Galmudug iyo xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dhinac.

Previous Post

Hanti dhowraha Qaranka “Waxaan ku guuleysanay in hay’adaha dowladda ay akoono ka furtaan bankiga dhexe”

Next Post

44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed (Qeybta 1-aad)

Next Post
44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed (Qeybta 1-aad)

44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed (Qeybta 1-aad)

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In