Monday, May 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgallo tiro dad ah lagu soo qabtay oo laga sameeyay Jowhar

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheeegay in tiro dad ah loo soo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen falal dil ah oo ka dhacay magaalada Jowhar.

Ciidamada booliska ayaa howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha degmada Jowhar waxa ay ku soo qab qabteen tiro dad ah oo lala xiriirinayo inay ku luglahaayeen falal dil ah oo ka dhacay degmada.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026

Taliyaha saldhigga booliska degmada Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex ayaa xusay in howlgalka ay sii wadayaan ilaa iyo inta ay gacanta ku soo dhigayaan kuwa lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen dilkii Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaana uu intaa ku daray in kiiskaan loo saaray guddi heer gobol ah oo uu Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle.

“Shan ruux ayaa u soo qabanay kiiska dilka nin oday ah oo u shaqeynayay maamulka, kaasi oo lagu dilay gudaha magaalada, baaritaanno ayaa ku socda, waxaana u gudbinay hogaanka baarista ee CID, waxaa kaloo jirta in Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle uu guddi u saaray si ay u soo baaraan dadki ka dambeeyay dilka Taliyihii qeybta guud ee booliska gobolka” ayuu yiri Taliyaha saldhigga booliska Jowhar.

Taliyaha saldhigga booliska degmada Jowhar ayaa digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay inay boobayaan dhulka hantida guud, isagoo xusay in ciddii lagu hela ay muteysan doonto xukun cadaaladeed.

Previous Post

DAAWO Barnaamijka Waxbarashada ee todobaadkan

Next Post

Waddada Buundooyinka ee Muqdisho oo dib loo dhisayo-Sawirro

Next Post
Waddada Buundooyinka ee Muqdisho oo dib loo dhisayo-Sawirro

Waddada Buundooyinka ee Muqdisho oo dib loo dhisayo-Sawirro

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ahna isku duwaha Hay’adaha Qaramada Midoobay

May 4, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

Wasiirka Warfaafinta oo furay Tababar ku saabsan Ka Hortagga tabinta Hadallada Naceybka ee xilliyada Doorashooyinka

May 3, 2026
0

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

Dowladda Soomaaliya oo Xoojinaysa Iskaashiga dhanka Istiraatiijiga ah oo ay la leedahay Hoggaanka UNDP.

May 3, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

Qaar kamid ah Wakiillada Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay gogasha wadatashiga ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan Sheekh

May 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In