Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

RW Ku-Xigeenka oo ka tacsiyeeyay geerida Taliyihii ciidanka ilaalada Ra’iisul Wasaaraha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
R.W. Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray labada gudoomiye ku-xigeen ee golaha Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi u diray ehelada, qaraabada, iyo shacbiga Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Dhamme Nuur Xuseen Hakaar (Nuur Dheere) oo galabta ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Digfeer) ka dib markii uu ku dhaawacmay qaraxii Hotel Dayax loo gaystay.

“Waxa aan ka tacsiyeeynayaa geerida Taliyihii Ciidanka ilaalada Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Dhamme Nuur Xuseen Hakaar (Nuur Dheere) oo ay dishay gacan ka xaqdaran, waxa aan Illaahay uga baryeyaa Marxuumka in uu janatul firadows ka waraabiyo ehelkiisii iyo qaraabadii, ciidankii, dawladda iyo shacbiga Soomaaliyeed sabir iyo iimaan ka siiyo”.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Mudane Carteh ayaa sheegay in Marxuumka uu ahaa shaqsi waajibaadkiisii
Qaran si wanaagsan u gudan jiray.

“Maxuum Nuur Dheere wuxu ahaa nin hawshiisa iyo masuuliyaddiisa si hagar la’aan ah u qabta. Illaahay ha ka abaal mariyo oo janno ha ugu bedelo, Aaamiiin”.

—–DHAMAAD—–

Previous Post

Maxkamad ku taala Mareykanka oo joojisay musaafurinta dadka ku xanniban garoommada

Next Post

RW Ku-Xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Sugidda Amniga Doorashooyinka

Next Post
RW Ku-Xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Sugidda Amniga Doorashooyinka

RW Ku-Xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka Guddiga Sugidda Amniga Doorashooyinka

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In