Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay go’aanka maxkamadda ICJ ee ku wajahnaa iney qaadeyso dacwadda badda ee u dhaxeyso Kenya iyo Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno oo uu ka mid ahaa Faarax Qare
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan