Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safiirka Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Danjire Daahir Geelle oo la kulmay guddoomiyaha Gobolka Riyaad ee Sacuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Danjiraha Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, isagoo bogaadiyay baarlamaanka oo ka dhabeeyay waxyaabihii ay ku dhaarteen.

Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay u soo hooyatay guul taariikhi ah, waxaana isaga oo ku hadlaya magaca Safaarada uu hambalyo u diray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

“Aniga oo ku hadlaya magaca safaaradda, kan qunsiliyadda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Boqortooyada Sacuudiga, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Madaxweynaha cusub ee dalka, waxaana diyaar u nahay inaan la shaqeyno”ayuu yiri Danjire Daahir Geelle.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/02/DANJIRE-DAAHIR-MAXAMUD-GEELE.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee JFS

Next Post

Madaxweynaha cusub ee dalka oo baaq u jeediyay shacabka Soomaaliyeed “Dhageyso”

Next Post
Dabaal degyo lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo ka socda dalka

Madaxweynaha cusub ee dalka oo baaq u jeediyay shacabka Soomaaliyeed "Dhageyso"

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In