Friday, June 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Jacob Zuma  oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Jacob Zuma  oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jacob-Zuma-806x537

Related posts

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026

Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, isagoo sheegay in Dowliidisu ay  soo dhaweynayso Madaxweynaha cusub si dhow ah ula shaqeyn doonto isaga iyo Dowladiisuba.

“Waxaan sidoo kale hambalyo iyo boogaadin u dirayaa dhamaan Murashixiinta sida dhaqsida badan u aqbalay natajiidadii kaso baxday doorashadii dhawaan ka dhacday Soomaaliya sida ay ugu go’antahay  dimiqoraadiyad, waxa aan sidoo kale hambalyo u dirayaa Shacabka Soomaaliyeed”ayuu yiri Madaxweyne Zuma.

K/Afrika ayaa waxa ay ka mid tahay Wadamada xiriirka laleh Soomaaliya, iyadoo ay dalkan ku dhaqanyihiin Soomaali gaaraysa illaa 50 kun oo u badan ganacsato, waxaana Dowladda Soomaaliya markii ugu horeysa ka furtay Safaaradda matasha Soomaaliya 2013 kii muddo laga joogo afar sano.

WD:C/qaadir Axad Dhaqane,Johannseburg

Previous Post

Degmada Wanla weyn oo ka dhacday isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha cusub

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Isu soo bax ka dhacay Taalada Daljirka oo lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Isu soo bax ka dhacay Taalada Daljirka oo lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay

DAAWO SAWIRRADA: Isu soo bax ka dhacay Taalada Daljirka oo lagu taageerayay Madaxweynaha la doortay

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya

June 18, 2026
0

Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Fanaaniin iyo Asad Hagio

June 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay fanaanka Saalax Sanaag, Abwaan Cabdiraxmaan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka jeediyey Shirka OOC11

June 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta khudbad ka jeediyay Shirweynaha 11-aad ee Our Ocean...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar ee Afrika

June 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In