Tuesday, February 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska oo shir caalami ah uga qeybgalay dalka Turkiga+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska oo shir caalami ah uga qeybgalay dalka Turkiga+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir caalami ah oo looga hadlayay horumarinta iyo iskaashiga dhinaca Dalxiiska ayaa lagu qabtay dalka Turkiga.

Shirkan oo ay ka qeybgaleen ilaa Laba Boqol oo dowladood oo uu ka mid ahaa wafdi ka socday dalkeena Soomaaliya.

Related posts

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalkiiska Maxamuud Cabdi Xasan (Pekoos) ayaa Somaaliya uga qeybgalay shirkaasi, isago tilmaamay in shirkani uu ahmiyad weyn u leeyahay Soomaaliya, kaaso soo celinaya saaxaddii iyo maqaamkii ay Soomaaliya ku lahayd dunida iyo dalxiiska caalamiga ah.

Waa markii ugu horreeysay 26 sahno kaddib ay Soomaaliya ka qeybgasho shir ceykan ah

1 2

3 4 unnamed

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka & Duulista Hawada oo la kulmay Guddoomiyaha Golaha ICAO

Next Post

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan

Next Post
Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan

Munaasabad lagu taageerayay madaxweyne Farmaajo oo lagu qabtay Sudan

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

Tababar ku Saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 9, 2026
0

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr  Cumar Aadan Cadde

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Dr Cumar Aadan Cadde

February 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wafdi ka socday Jarmalka

February 9, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Iskaashiga...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo la kulmay Amiir Abdulaziz Bin Ayyaf

February 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo safar shaqo ku jooga dalka Sucuudiga, ayaa kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In