Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiye Jawaari oo qaabilay Danjirayaasha dalalka Norwey iyo Turkiga ee Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayay guddoonka baarlamanka oo lagu qabtay Jiddah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirrada dowladaha Norway iyo Turkey u fadhiya magaalada Muqdisho.

Kulankii ugu horeeyey waxa uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka la qaatay danjiraha Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliye Danjire Mr Victor Ronneberg oo uu wehliyey Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya Mr Jens Mjaugedal waxaana uu kala hadlay iskaashiga dhinacyada siyaasadda, dhaqaallaha iyo hormarinta ee labada dal iyo in dowladda Norway ay Soomaaliya ka taageerto xoojinta Dimuqraadiyadda iyo hirgelinta nidaamka Axzaabta Siyaasadda.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Dhinaca kale Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho Danjire Olgan Bekar waxaana uu Guddoomiyaha kala hadlay safiirka dedejinta dhismaha guddiyada saaxiibtinimo ee labada Baarlamaan iyo in sidoo kale la dedejiyo dhismaha Xarunta Golaha Shacabka taasi oo ay walaalaha Turkiga Soomaaliya ka taageeri doonaan.

Previous Post

Talyaaniga oo Dawo ugu deeqay isbitalka Martiini+Sawirro

Next Post

Daawo Sawirrada Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay gaadiidkii shalay weerarka shabaab ku Geysteen

Next Post
Daawo Sawirrada Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay gaadiidkii shalay weerarka shabaab ku Geysteen

Daawo Sawirrada Ciidamada NISA oo gacanta ku soo dhigay gaadiidkii shalay weerarka shabaab ku Geysteen

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In