Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan lagu taageerayo Ra’iisul wasaaraha oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Dowlad goboleedka Galmudug oo hambalyo u dirtay Ra’iisul Wasaaraha cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo ay ahayd mid lagu taageerayay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayna soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka laguna qabtay Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay xubnaha ururka, qaar ka mid ah haweenka ku nool degmooyinka Gobolka iyo xubno kale oo xafladda lagu casuumay.

Kulanka ayay haweenku ku sheegeen inay soo dhaweynaayan Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, haweenkuna ay diyaar u yihiin inay doorkooda ka qaataan dib u dhiska iyo horumarka dalka, iyagoo Ra’iisul wasaaraha ka dalbaday in uu xoogga saaro hirgelinta qoondada Haweenka ay ku yeelan doonaan Xukuumadda cusub ee uu soo dhisi doono.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026

Qaar ka ah haweenkii ka hadlay kulanka ayaa tilmaamay in Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka ay ka sugayaan in uu ilaaliyo xaquuqda ay haweenku ku leeyihiin hanaanka siyaasadeed ee dalka, ayna ka go’antahay in markasta ay la shaqeeyaan Xukuumadda.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale oo kulanka soo xirtay ayaa ugu horeyn hambalyo iyo bogaadin u dirtay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, waxaana ay xustay in aad u daneynayaan in haweenka laga qeyb geliyo

Previous Post

Rugta ganacsiga Soomaaliyeed oo deeq lacageed ku wareejiyay guddiga gurmadka abaaraha

Next Post

Xarun lagu dhaqanceliyo maleeshiyaadka Shabaab oo laga furay Kismaayo+Sawirro

Next Post
Xarun lagu dhaqanceliyo maleeshiyaadka Shabaab oo laga furay Kismaayo+Sawirro

Xarun lagu dhaqanceliyo maleeshiyaadka Shabaab oo laga furay Kismaayo+Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

Wasiirka Qoyska XFS oo saxiixday buugga tacsida ee Amiirkii hore ee Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta ku saxiixday buugga...

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo booqasho tacsiyeed ku tegay Safaaradda Qatar ee Stockholm

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sweden Cabdikariin Maxamed ayaa booqasho tacsiyeed ku tagay Safaaradda Dowladda Qatar ee Stockholm,...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kulan la qaadatay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Pakistan

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta...

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

DfS oo Golaha ECOSOC ku soo bandhigtay horumarka ay ka gaartay dhaqaalaha, amniga

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa khudbad rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In