Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cudurka Shuban oo ka dilaacay deegaanka Wanay ee gobolka Bakool-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Cudurka Shuban oo ka dilaacay deegaanka Wanay ee gobolka Bakool-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Wanay oo  sideed KM  dhanka koofureed kaga beegan magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa cudurka shuban biyoodka ku soo ritay ilaa Lix ruux oo haween u badan, sida ay sheegeen saraakiisha caafimaadka ee gobolkaas.

Wariyaha warbaahinta qaranka ee gobolka Bakool Maxamed Xasan C/raxmaan oo dhowaan deegaankaas booqday ayaa waxaa uu soo sheegayaa in deegaanka Wanay dadka ku nool ay  si weyn u taabatay abaarta iyo biyo la’aanta ka jirta gobolo badan oo dadka kamid ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026

Hey’adaha gargaarka ka shaqeeya gaar ahaan dhanka caafimaadka oo ka howlgala gobolka Bakool ayaa isku dayaya in ay caawiyaan dadka uu soo ritay cudurka shubanka.

Dhanka kale, guddigan gurmadka abaaraha ee gobolka Bakool ayaa wada dadaalo loogu gurmanayo dadka ay abaaruhu saameeyeen deegaanada gobolka, ayagoo tuulooyin badan oo gobolka kamid ah ka sameeyey biyo dhaamin.

Previous Post

Hey’adda Socdaalka oo xarumo ka furi doonta magaalooyinka Xudur iyo Ceel-Barde-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 10 Agoosto 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray...

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
0

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray dalka Turkiga 

August 10, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban saraakiil sare oo...

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

Hantidhawrka Guud oo soo bandhigay Warbixinnada baaritaannada Hay’adaha DFS 

August 10, 2026
0

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay warbixinnada baaritaannadii uu sanadkan ku sameeyay hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In