Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Malaysia oo gargaar daawo & cunto u soo diraysa Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Malaysia oo gargaar daawo & cunto u soo diraysa Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in kaalmo dhaqaale ay ka heleen dalalka Malaysia iyo Indonesia, kadib shir lagu qabtay dalka Malaysia.

Related posts

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

March 3, 2026
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026

Mudane Maxamed Cumar Carte Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo ku sugan dalka Malaysia ayaa laanta Afka Soomaaliga ee VOA u xaqiijiyay in kaalmo dhaqaale ay Soomaaliya ka heshay dalalka Indonesia iyo Malaysia, kuwaasi oo qeyb ka noqon doono gurmadka loogu jiro dadka ay abaaruhu ku saameeyeen qeybo ka mid ah gobollada dalka.

Wasiirka difaaca Malaysia ayaa sheegay in qayb yar oo kamid ah askartooda ay u soo diri doonaan Soomaaliya si ay uga qayb qaataan howlaha gurmadka ee shacabka Soomaaliyeed looga gargaarayo abaarta, maadaama ciidankan ay yihiin kuwa u badan dhaqaatiir.

Wasiir Hishammuddinย  waxa uu tilmaamay in ciidanku haatan ku sugan yahay magaalada Riyaad ee boqortooyada dalka Sucuudiga, loona diri doono Soomaaliya.

Wasiirku ayaa yiri, “Cumar wuxuu Wasaaradda daryeelka Malaysia ka codsaday inay Soomaaliya ka saacidaan cunto, daawo iyo dhakhaatiir.”

Hishammuddin ayaa warfidiyeennada u sheegay in codsiga uga yimid Soomaaliya ay fiiro-gaar ah siiyeen ayna golaha Wasiirrada Malaysia ansixiyeen shalay oo Jimce ahayd.

Gurmadka Soomaaliya loo dirayo waxaa la socda 3 sargaal iyo 17 ciidamada qalabka sida oo qaabilsan daawaynta.

Waxaa hadalladiisa kaloo kamid ahaa, “Xubnaha u socdaalaya Soomaaliya waxay sidaan cunto iyo daawo, waxayna isticmaali doonaan diyaaradda nooceedu yahay Hercules C-130”.

Ciidamada loo dirayo Soomaaliya ee haatan ku sugan Sucuudiga waa koox la doortay waxayna ka howlgaleen hadda kahor dalka Yemen oo ay kasoo badbaadiyeen shacab u dhashay dalka Malaysia oo Yemen ku sugnaa.

Sidoo kale dowladda Malaysia waxay raadinaysaa sidii dowladaha Carabta sida Sucuudiga, Baxrayn, Qatar iyo waddamada Asia dhaca ay u saacidi lahaayeen Soomaaliya

Maxamed Jaamac Faarax
Oslo, Norway
[email protected]

Previous Post

Qunsulka guud ee Soomaaliya u fadhiya Cadan Axmed Suudaani oo ka hadlay doon lagu duqeeyay Xeebaha Yemen “Dhageyso”

Next Post

Soomaalida degan Dalka Suudaan oo sameystay Guddi gacan ka gaysta gurmadka Abaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Soomaalida degan Dalka Suudaan oo sameystay Guddi gacan ka gaysta gurmadka Abaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

Soomaalida degan Dalka Suudaan oo sameystay Guddi gacan ka gaysta gurmadka Abaaraha Soomaaliya "SAWIRRO"

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ฑ๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐„๐ซ๐ ๐š๐ฒ๐ ๐š ๐†๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐ซ๐š๐ฆad๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

March 2, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay Dhaxal-sugaha Kuwait

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Dhaxal-sugaha Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwayt...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In