Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa dalka ka mamnuucday Kooxda la magacbaxday Al-saadicuun Bil-xaq, kuwaasi oo horaantii sanadkan lagu dhawaaqay.
Wasaaradda ayaa kooxdan ku tilmaamtay inay yihiin Koox takfiir ah oo la aas aasay 40 sano kahor, isla markaana magacii badashay.
Halkan ka akhriso Bayaanka