Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ahaa oo ka qeybgalay R/wasaaraha dalka mudane Xasan Kheyrre oo si faah faahsan uga hadlay qorshaha xukuumaddiisa ee ku wajahan dhinacyo kala duwan.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhan