Friday, September 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boqol qof oo loogu sameeyay degmada Waaberi adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Boqol qof oo loogu sameeyay degmada Waaberi adeegyo caafimaad oo lacag la’aan ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boqol qof oo ku dhaqan Degmada Waabari ayaa daweyn xaga indhaha loogu sameeyay degmadaasi, iyadoo ay iska kaashadeen maamulka Degmada Waabari iyo hay’ada maxali ah.

Dadkan ayaa waxa ay isugu jireen dad da’a ah, dhallinyaro iyo Carruur waxaana laga soo xulay afarta waaxood ee ay ka kooban tahay Degmada Waabari, waxayna heleen visito, iyo dawo, iyadoo cidii qaliin loo gartana loo dirayay qaar ka mid ah isbitaalada Muqdisho ku yaala, waxaana howshaasi oo dhana ay ahayd mid lacag la’aan ah, maadaama dadkan ay ahaayeen dad danyar ah oo aan awoodin lacagaha  isbitaalada gaarka loo leeyahay lagu sameeyo qaliinada Indhaha.

Related posts

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026

Guddoomiyaha Degmada Waabari -Rowdo Cabdullahi ayaa warbaahinta Qaranka u sheegtay howsha loo qabtay dadka degan degmada Waabari inay ahayd mid si mutu dawacnimo loogu sameeyay, waxayna dhinaca kale u mahadcelisay howlwadeenadii ka qeyb qaatay fulinta daweynta dadka danyarta ah.

“Aaad ayaan ugu mahadcelinaya Hay’addan daweynta u samaysay dadkan saboolka ah, dadkana waa dad dhinaca araga aad uga liita oo aan awoodin in ay iska bixiyaan lacago” ayay tiri Guddoomiyaha Degmada Waaberi.

Guddoomiyaha degmada Waaberi ayaa dhinaca kale dadka waxbartay ugu baaqday in maalmaha ay ka nasanayaan howl maalmeedkooda uga faa’iideyaan shacabkooda hadii ay ahaan lahayd dhinacyada caafimaadka, waxbarashada iyo adeegyada kale ee lagama maarmaanka u ah nolasha beni’aadamka.

Previous Post

Madaxweye Farmaajo “Shacabka hala shaqeeyeen ciidamada, si looga hortago dhagarta ay maleegayaan argagixisadu” SAWIRRO

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo Madrid kula kulmay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo Madrid kula kulmay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta oo Madrid kula kulmay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka "SAWIRRO"

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

Danjire Jabriil oo ka qeybgalay shir muhim ah oo ka dhacay Nairobi

September 10, 2026
0

Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

MADAXWEYNAHA JFS OO KORMEERAY TALISKA QAYBTA KOOWAAD EE KUMAANDOOSKA GORGOR

September 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda

September 10, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo ka qeybgalay kulan ku saabsan “Waaga Cusub ee Xiriirka Türkiga iyo Soomaaliya”

September 10, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In