Thursday, August 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka oo maalintii labaad ku sugan waddanka Kuwait.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dowladda Mareykanka oo shaacisay inay dib u bilaabeyso howlihii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Arrimaha Dibadda waddanka Mareykanka Rex Tillerson ayaa Isniintii shaley gaaray waddanka Kuwait, isagoo sidoo kale booqan doona waddamada Sacuudiga iyo Qadar.

Tillerson waxa uu Kuwait kula kulamay saraakiil sar sare oo ka tirsan xukuumadda Kuwait, waxa uu kala hadlay dadaalada socda ee ku aadan xallinta khilaadka waddamada Khaliijka.

Related posts

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026

Tillerson ayaa booqashadiisa Kuwait kaddib waxa uu sidoo kale booqan doonaa waddamada Qadar iyo Saudi Arabia, sida ay sheegtay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka.

Saudi Arabia, Imaaraadka Carabta, Bahrain iyo Masar ayaa xiriirka u jaray Qadar 5-tii bishii June oo ay ku eedeeyeen in ay taageero siisay argagixisada inkastoo dhammaan eedahaas ay iska fogeysay xukuumadda Dooxa, iyagoo xayiraad xagga dhulka, badda iyo cirka saaray waddankaas.

Mareykanka ayaa taageeray dadaaladda dowladda Kuwait, balse Tillerson ayaa socdaalkiisa waxa uu la xiriira sidii uu uga qeyb qaadan lahaa xiisadda ka taagan waddamada Khaliijka.

Tillerson ayaa Bishii la soo dhaafay ugu baaqay dowladda Sacuudiga in ay dabciso xayiraadda saaran Qadar, isagoo ku tilmaamay in ay ka dhalan karto xadgudub xagga aadanaha.

In ka badan, 11,000 oo ciidamo Mareykan ah ayaa ku sugan waddanka Qadar gaar ahaan saldhigga cirka ee Al Cudeyd waxaana ka howlgala in ka badan 100 diyaaradaha dagaalka.

Previous Post

Wasiir Xoosh iyo wafdigiisa oo la kulmay Madaxweyne Shariif Xasan

Next Post

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka โ€œWaxaan Diyaar u nahay in aan Soomaaliya kala shaqayno cirib-tirka argagaxisada

Next Post
Mareykanka Oo xaqiijiyay in Ay Dishay Horjooge Ka Tirsan UGUS

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka โ€œWaxaan Diyaar u nahay in aan Soomaaliya kala shaqayno cirib-tirka argagaxisada

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

Soomaaliya oo daneyneysa kordhlnta qoondada Xujeyda Xajka ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด๐—›/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ง๐š๐š๐Ÿ๐š๐œ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

August 26, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo xiray tababar...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qaabilay Dr. Axmed Fiqi Elmi

August 26, 2026
0

Maareeyaha Dekedda Muqdisho, Amb. Maxamed Cali Nuur Ameeriko, ayaa maanta ku qaabilay xarunta Dekedda Muqdisho Dr. Axmed Fiqi Elmi, kulankaan...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In