Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa todobaadkan Marti ku ahaa Agaasimaha hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo faah faahin ka bixiyay waxqabadka hey’adda iyo horumarrada ay gaartay.
Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo Maqal ah