Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qarax ka dhacay Muqdisho

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay  Maqaayadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya u xaqiijiyay in goor-dhaw Qarax Gaari uu ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho.

Wuxuu sheegay Afhayeenka Gaari Qarax uu ku xiranyahay uu ku Qarxay goob Super Market ah oo ku taala Jidka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaaro ka dhashay Qaraxaan.

Wixii ku soo kordhaa kala soco Radio Muqdisho.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la kulmay Safiirka Midowga Africa Somaliya Francisco Madeira(Sawiro)

Next Post

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kulan Kula yeeshay Madaxa Xafiiska Hay’adda SSF Ee Bariga iyo Bartamaha Africa.

Next Post
Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kulan Kula yeeshay Madaxa Xafiiska Hay’adda SSF Ee Bariga iyo Bartamaha Africa.

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kulan Kula yeeshay Madaxa Xafiiska Hay’adda SSF Ee Bariga iyo Bartamaha Africa.

Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka hadashay warar been abuur ah oo laga faafiyay howlaha Wasaaradda

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Rayidka ayaa beenisay warar ay ku tilmaantay kuwo been abuur ah oo la xiriira hakad...

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 1, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururrada Siyaasadda Dalka

February 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda...

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

Ciidanka Nabadsugidda Qaranka oo howlgalo qorsheysan fuliyay

February 28, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In