Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir lagu heshiisiinayo Beelo oo lagu qabtay Deegaanka garas weyne ee Gobolka sh/dhexe

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Shir lagu heshiisiinayo Beelo oo lagu qabtay Deegaanka garas weyne ee Gobolka sh/dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir lagu heshiisiinaayo beelo colaadi ku dhexmartay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelaha dhexe ayaa maanta waxaa lagu soo gaban gabeeyay deegaanka garas weyne oo hoos yimaada degmada Balcad ee Gobolka shabeelaha dhexe.

Shirka ayaa waxaa kasoo qeyb galay odayaasha,waxgaradka,ma’suuliyiin ka tirsan maamulka shabeelaha dhexe iyo qeybaha kala duwan ee ku dhan deegaanka garas weyne ee Gobolka sh/dhexe dhanka kale waxaa goob-joog ka ahaa waxgaradka dhinacyada dirirtu dhex martay.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026

Odayaasha dhaqanka oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in laqaato Nabada Gobolka aysana mar kale dhicin dagaal uu dhiig ku daato maadaama Dalku uu kasoo kabtay dhibaatoyin ay qeyb ka yihiin dagaalo sokeeye oo dhex-maray bulshada Soomaaliyeed waxaa ayna ugu baaqeen waxgaradka labada dhinac in ay ka qeyb qaataan in mar kale uusan dagaal dhicin ayna dhaqan galiyaan heshiisyada iyo waxyaabaha kale ee looga guul gaari karo daganaashaha Gobolka.

Gobolka shabeelaha dhexe ayaa ka mid ah Gobolada mararka qaar ay ka dhacaan colaado u dhaxeeya buldhada Soomaaliyeed kasoo ay dadi ku dhintaan kuwo kalena ay kasoo gaarto dhibaato dhawaan ayaa deegaano ka hoos taga degmada Balcad ayaa waxaa ku dagaalamay beelo walaalaa.

Waxaana jira didaalo lagu dhex dhexaadinaayo kasoo uu sameeyay Maamulka hir-shabeele iyo kan Gobolka shabeelaha dhexe ayna qeyb ka ahaayeen Cuqaasha shabeelaha dhexe.

Previous Post

Daawo Sawirro+R/Wasaare Khayre “Hawada dalkeena In ay Maamulaan Dhalinyaro Soomaaliyeed waa astaan muujineysa soo celinta Qaranimada”

Next Post

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo

Next Post
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Baydhabo

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

Dowladaha Soomaaliya iyo Netherlands oo Xoojinaya Iskaashigooda Istiraatiijiga ah.

April 20, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali, ayaa xarunta Wasaaradda...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

April 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In