Saturday, August 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Ganacsato Soomaaliyeed.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro+Madaxweynaha  Puntland oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Ganacsato Soomaaliyeed.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ย kulan Qado sharaf ah u sameeyey ganacsato Soomaaliyeed oo ka kala yimid 12 degmo oo ka tirsan Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Munaasibadda qado sharafta ah oo ka dhacday xarunta dhaqanka iyo dalxiiska ee Hiddo Raac Garoowe ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Maamulka Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Related posts

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

Ganacsatadan Soomaaliyeed ee ka kala timid 12 ka degmo ee ka tirsan Golbolada dhexe ee Soomaaliya iyo Guddi Wasiiro ah oo Madaxweynaha Puntland u xilsaaray wadda hadalada Puntland iyo ganacsatadaasi ayaa maanta wada hadalย ย ka dib soo saaray qodobo is afgarad heshiis ah,ย ย kuwaasi oo salka ku haya taabagelinta Shillin Soomaaliga iyo guud ahaan horumarinta ganacsiga ee u dhexeeya Puntland iyo Goboladda dhexe ee Soomaaliya, qodobadda heshiiska ayaa ka kooban sideed qodob oo kala ah sidan.

  1. In lacagta shillin Soomaaliga ah dhammaateed sidii hore u shaqayso,marka laga reebo lacagta been abuurka ah iyo midda aan lahayn tayyadii lacageed ee loo baahnaa.
  2. si loola socdo dhaqdhaqaaqa lacagaha, wixii ka badan 50,000,000 Sh. So,ย ย (konton milyan), waxaa la marinayaa Bangiga Dawladda Puntland.
  3. Waxaa lagu heshiiyey in sarifka lacagta lagu ilaaliyo halkii doolarba sideed iyo labaatan kun ( 28, 000 Sh. So).
  4. Gaariga lagu haystey Gaalkacayo waxaa lagu sii daynayaa shuruud la’aan kharashka hawsha gaari gaas ku baxayna sidii ay hore uga heshiiyeen waxaa bixinaya Dawladda Puntland iyo Galmudug.
  5. Puntland waxay gaadiidka badeecadaha u wada Gobolada dhexe ee Soomaaliya ( transit goods) ka cafisay lacagta dejinta ee lagu qaadi jirey kastamka Gaalkacayo.
  6. Waxay Maamulka Puntland u fududaynaysaa gaadiidka badeecadaha u wada Gobolada dhexe ee Soomaaliya safarka, waxaa reeban in gaadiidka raran lagu xayiro Kastamada Puntland, waana in saraakiisha Kastamada Puntland si hufan u gutaan waajibaad kooda, wakhtiga shaqada loogu talagalayna ay socoto.
  7. Waxaa la isla gartay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii dib loogu furilahaa waddada laamiga ah ee isku xirta dalka ee ka xiran dhinaca koonfureed ee Gaalkacayo.
  8. Dhammaan qodobada kor ku xusan waxaa lagu samaynkaraa dib u eegis markii loo baahdo.

Madaxweynaha Maamulka ย Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay is afgaradkani heshiis ayaa sheegay in uu tageerayo, isla maraana ayidayo is afgaradkaasi, waxaana uu Madaxweynuhu si gaara u bogaadiyey qodobada heshiis ee ku saabsan lacagta shili Soomaalig, taasi oo madaxweynuhu ku timaamayu in tacagtani tahay midda keliya ee dalkeenu leeyahay.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa cadeeyey in Puntland diyaar u tahayย ย horumarinta iyo wax wada qabsiga ganacsiga ka dhexeeya Puntland iyo gobolada dhexe ee Soomaaliya, isla markaana ay Maamulka Puntland ka go’an tahay wax ka qabashada caqabad walba oo lid ku ah ganacsiga Puntland iyo Gobolada Dhexe.

Ugu Danbayntii, Madaxweynaha Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa faray, amrayna dhammaan shacabka iyo shaqaalaha Puntland in siday tahay loo qaato loona dhaqan geliyo qodobada laysla qaatay laykuna af-gartay.

Previous Post

Wasaaradda Haweenka oo tababbar u soo xirtay shaqaale ka tirsan Wasaaradaha dowladda “SAWIRRO”

Next Post

Daawo Sawirro+ Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda oo Garoowe ku qabatay kulan Looga hadlayo Xal u helidda Tiiraanyada iyo Kobcinta Caddaaladda.

Next Post
Daawo Sawirro+ Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda oo Garoowe ku qabatay kulan Looga hadlayo Xal u helidda Tiiraanyada iyo Kobcinta Caddaaladda.

Daawo Sawirro+ Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda oo Garoowe ku qabatay kulan Looga hadlayo Xal u helidda Tiiraanyada iyo Kobcinta Caddaaladda.

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

August 22, 2026
0

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada iyo goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray saraakiil iyo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š  ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Š๐ก๐š๐ญ๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š

August 22, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta...

Ciidanka Xoogga Dalka  oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Baay

August 22, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howgal qorsheyn ka fuliyey gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya

August 22, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka UNDP ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In