Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Donald Trump” Ciidamadeena way si joogi doonaan Afganistaan”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Donald J. Trump Madaxweynaha wadanka Maraykanka oo jeediyay khudbad dheer ayaa sheegay in degdeg ku saaridda ciidanka dalkiisa ee ku sugan Afghanistan ay fursad siineyso ururada argagixisada ah ee jooga wadankankaasi Afgansitaan.

Madaxweyne Trump ayaa hadalkiisa sii raaciyay in markii hore uu ka fekerayay in ciidamada Maraykanka uu gebi ahaanba ka saaro Afghanistan, balse aanu hadda rabin inuu sameeyo khalad la mid ah kii Ciraaq ka dhacay, wuxuuna sidoo kale xusay in Mareykanka uu la shaqeyndoono Afganistaan ilaa dalkaasi uu horumar gaaro.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026

Mr Trump ayaa sidoo kale Pakistan u digay, asagoo sheegay in Maraykanka aanu u dulqaadan doonin in dalkaasi uu “hoy u noqdo” ururada xagjirk ah.

Madaxweyne Trump oo laga filayay inuu ku dhawaaqo kordhinta tirada ciidanka ka jooga Afghanistan, ayaa arintaa ku gaabsaday, waxaana uu sheegay in aanu ka hadli doonin tirada askarta iyo qorshahooda.

Janaraalka haysta ciidamada Maraykanka ee Afghanistan ku sugan, John Nicholson, ayaa codsaday 4,000 oo askari oo dheeraad ah in dalkasi la geeyo.

Tirada ciidamada Maraykanka ah ee Afghanistan ku sugan ayaa gaaraysa 8,400 oo askari, kuwaasi oo dagaal kula jira kooxaha argagixisada ee kusugan wadankaasi,iyagoo caawinaya ciidamada dalkaasi.

Previous Post

Muran ka taagan Dowladda Norway oo 4 caruur ah iyo sharcigii ka qaadatay muwaadin Soomaaliyeed

Next Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ku dhawaaqayaan Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Hirshabeelle.

Next Post
Akhriso: Fursado shaqo oo ka banaan Wasaaradda Cadaaladda ee Hirshabeelle

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ku dhawaaqayaan Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Hirshabeelle.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY CALEEMO-SAARKA MADAXWEYNAHA YUGAANDHA

May 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Safiirka Midowga Yurub

May 12, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xilka la wareegay

May 12, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

Wasiirka Gaadiidka XFS oo digniin u diray shirkadaha diyaaradaha

May 12, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa ka hadashay caqabadaha ka jira Garoonka Aadan Cadde. Wasiir Maxamed Faarax Nuux ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In