Gudiga difaaca ee golaha shacabka ayaa kulan la qaatay wasiirka gaashaandhigga xukuumadda FS, kaas oo looga hadlay dadkii ku dhintay Bariire.
Ururka Goboleedka IGAD oo taageeray midnimada Soomaaliya
Xoghaynta Ururka Goboleedka IGAD ayaa adkeysay sida ay uga go’an tahay ilaalinta madaxbannaanida, midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madax bannaanida siyaasadeed...












