Sanadihii ugu dambeyay waxaa soo hagaagaya Ganacsiga Dalka gaarahaan Ganacsiga yar yar oo ay Samaysanayaan Dhalinyaro Wax ka barta goobaha Waxbarasho sida Jaamacahada, Dugsiyada iyo Xaruuro Farsamo kuwaa soo ku dhiiranaaya in ay ka faa’idaystaan “Hal” abuurkooda.
Ganacsatada dharka ku iibiya hareeraha wadooyinka Suuqyada Magaalada Muqdisho ayaa waxay ay shegayaan in ganacsigooda Sanadkaan uu yahay mid aad u wanagsan islamarkaana ay ka helaan nolol maal meed kooda ayna ku maareeeyaan Nalashada Qosaskooda.
Faarax Maxamed Nuur oo ka mid ah Ganacsatada ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka kana mid ah dhalinta wax ka barata Muqdisho oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa tilmaamay in ay faa’ido wayn ku qabaan Ganacsigooda marka oo eego Xaalada qashaqo la,aan ee Dalka ka jirta waxaa uuna “yiri” waa in ay ku dhiiradaan dhalinyaradu dibu dhiska Dalka iyo ka faa,idaysiga Hal abuurkooda.
Hadaba C/qaadir Cali Axmed oo ka tirsan Warbaahinta Qaranka Soomaaliya oo u kuurgalay Ganasiga yar yar oo ay samaysteen dhalinyaro ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka diyaarinyay warbixintaan.
halkaan hoose ka dhageyso Warbixin Wariye C/qaadir Cali Axmed