Guddiga shaqaalaha Rayidka ah ee Soomaaliya ayaa sheegeen in ay wadaan xoojinta iyo Balaarinta guddi shaqaale ooo ay qeyb ka yihiin Maamulada qeybta ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Gudoomiye ku xigeenka Ururka Shaqaalaha Rayidka ee Soomaaliya Mudane Nuur Axmed Diiriye oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la helo Guddi shaqaale Qaran.
Halkaan hoose ka dhageyso Gudoomiye ku xigeenka Nuur Axmed Diiriye: