Wasiirka wasaradda caafimaadka oo uu wehliyo la taliyaha wasarrada xagga caafimaadka taranka iyo dhalaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2 casho ah oo shaqo u tgay magalada Helsinki ee dalka Filand.
Waxay ka qeybgaleen shir looga hadlayay caafimaadka haweenka waddamada burburka soo maray.
Waxaa ay booqdeen hay’ado badan oo ay igu horreyso Natonal Institute for Health and Welfare.ย Waxay kulan ay la qaateen jaalliyadda kaga hadashay wasiirka.ย xaaladda caafimaad ย ee waddanka , sidii laysaga kaashan lahaa.
Waxay kala qeyb gashay casho sharaf aad loo soo abaabulay laguna wada falanqeeyay kaalinta ay ka qadan karto qurbajoogta Finland kor u qaadidda dareyeelka caafimaad ee Soomaaliya.
Wasiirku waxay ay shir gooni gooni ah la yeelatay ย wasiiradda wasaradaha Ganacsiga Dibadda iyo Horumarinta Mr Kai Mykkรคnen iyo wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Adeegyada Bulshada ย Ms Annika Saarikko.
Wasiirka waxay la kulantay Hay’ada IOM MIDA FINNSOM kalana hadadhay baahidda loo qabo in qurbajoogta Somaliyeed ย ka qeyb qaadato dib u dhiska waddankooda hooyo.