Sunday, May 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso” Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha hoose

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Dhageyso” Duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka Maanta ka Imaanaaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kusoo waramaayaย  in Duqeymo Diyaaradeed ay ka dhaceen Deegaanada Tooratoorow iyo Kuunyo Barow oo ka wada tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarkaan oo ay geysteen Diyaarado Dagaal ย ayaa lala Beegsadayย  Hortjoogayaal iyo Maleeshiyaad u Dagaalama Nabad diidka Alshabaab ee ku sugnaa Deegaano yar yar oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026

Bashiir Maxamed Yuusuf ย oo ah Gudoomiye ku xigeenka Dhanka Amniga Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo la Hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliyaย  ayaa sheegay Inay Duqeymahaan oo ay gaysteen Diyaarado Dagaal lala Beegsaday Saraakiil ka tirsan Maleeshiyaadka Nabad diidka ah Al shabaab.

Dhanka kale Bashiir Maxamed yuusufย ย  oo hadalkisa sii wata ayaa tilmaamay inay Maleeshiyaadka Al shabaab ay ku badan yihiin Gobolka Shabeelaha Hoose taasina ay soo celcelinayso Duqeymaha joogtada ah eee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Maleeshiyaadka Nabad didka ah ee Alshabaab ayaa wali haraadigoodu ku harsan yihiin Deegaano hoos yimaada maamulka koonfur galbeed Soomaaaliya ee Fadhigiisu yahay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay.

Weerarkaan Shabeelaha hoose ayaa ka mid noqonaya Gulufka Dagaal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya kula jirto Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab.

Ciidamada Gaarka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamo maraykan ah ayaa inta Badan waxaa Weeraro qorshaysan oo lala Beegsado Xaruumaha Maleeshiyaadka Al shabaab ku leeyihiin Deegaano fara ku ย tirisa oo dhaca Koonfurta ย iyo Bartamaha Soomaaliya waxaana ka mid ah Weerarkaan ka dhacay Gobolka Shabeelaha hoose kaasoo lagu qaaday gaadiid ay la socdeen Saraakiil Ciidan oo ka tirsanaa Maleshiyada Al shabaab.

halkaan hoose ka dhageysoย Bashiir Maxamed Yuusuf:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/09/Bashiir-maxamed-yuusuf-gudoomiye-ku-xigeenka-amniga-degmadda-baraawe.mp3
Previous Post

Wasiirka wasaradda caafimaadka oo booqaneysa magalada Helsinki+Sawirro

Next Post

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo Baydhabo ka dhacay

Next Post
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo Baydhabo ka dhacay

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo Baydhabo ka dhacay

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฆ๐ฎ๐ช๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐š๐๐a

May 10, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

DAAWO KHUBADDA MADAXWEYNAHA JFS

May 10, 2026
0

Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyay kulan laba geesood u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

Xildhibaanno heer Federaal ah oo ka codeeyay doorashada Baydhaba

May 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In