Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/Wasaare ku xigeenka oo soo xiray tababar ku saaabsan hababka doorashooyinka+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
R/Wasaare ku xigeenka oo soo xiray tababar ku saaabsan hababka doorashooyinka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsanaa hababka doorashooyinka iyo nuuca doorasho ee Somaaliya ku haboon ayaa waxaa soo xiray R/Wasarae ku ixgeenka dalka Maudane Mahdi Maxamed Guuleed iyadoo ay kasoo qeybgaleen muddo 3-maalmood ah oo uu socday wakiilo ka kasocday hay’adaha qaabilsan arimaha doorashooyinka iyo Xafiisyada M/weynaha iyo R/Wasaaraha iyo xubnaha Guddiga madaxa bannaaan ee doorashooyinka Qaranka oo iyagu tababarka soo qaban qaabiyay.

Lataliyaha Madaxweynaha ee dhinaca doorashiooyinka iyo Dimuqaardiyeynta mudane Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlay xiritaanka tababarka ayaa bogaadiyay sida Guddiga ay ugu howlan yihiin in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyoΒ  cod ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

sidookale Β latliyaha Wasaardda arimaha gudaha Somaaliya ee dhinaca sharciga Cali Maxamed Xareed iyo lataliyaha Wasaaradda arrimaha adstuurka Sahro cali Xasan oo iyaguna kamdi ahaa dadkii tababarka ka qeybgalay ayaa sheegay in wax badan laga faa’iiday loona baahan yahay in dowladda iyo shacabkaba ay isku duubnaan muujiyaan si looga miro dhaliyo qorsha loogu diyaar garboobayo doorasho qof iyo cod ah in dalka ay ka dhacdo sanadka 2020.

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuuleed Β oo ugu dambeyn hadlay ayaa xusay in hadii go’aan laga gaaro nuuca doorasho ee Somaaliya ku haboon ay fududaaneyso in la diyaariyo sharciga doorashooyinak oo dalka muhiim u ah isagoo dhanka kalana sheegay in xukuumadu bogaadineyso sida guddiga ay usoo bandhigeen hababka doorashooyinka aduunka si loo go’aamiyo mida ay Soomaaliya qaadaneyso.

Tababarkan la xiriirayay hababaka kala duwan ee doorashooyinka ayaa qeyb ka ah dadaalo Guddiga madaxabanaaan ee doorashooyinka Qaranka uu ugu diyaar garoobayo in doorasho qof iyo cod ah dalka la gaarsiiyo sanadka 2020.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 17 September 2017

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In