Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/Wasaare ku xigeenka oo soo xiray tababar ku saaabsan hababka doorashooyinka+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
R/Wasaare ku xigeenka oo soo xiray tababar ku saaabsan hababka doorashooyinka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsanaa hababka doorashooyinka iyo nuuca doorasho ee Somaaliya ku haboon ayaa waxaa soo xiray R/Wasarae ku ixgeenka dalka Maudane Mahdi Maxamed Guuleed iyadoo ay kasoo qeybgaleen muddo 3-maalmood ah oo uu socday wakiilo ka kasocday hay’adaha qaabilsan arimaha doorashooyinka iyo Xafiisyada M/weynaha iyo R/Wasaaraha iyo xubnaha Guddiga madaxa bannaaan ee doorashooyinka Qaranka oo iyagu tababarka soo qaban qaabiyay.

Lataliyaha Madaxweynaha ee dhinaca doorashiooyinka iyo Dimuqaardiyeynta mudane Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlay xiritaanka tababarka ayaa bogaadiyay sida Guddiga ay ugu howlan yihiin in dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo  cod ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

sidookale  latliyaha Wasaardda arimaha gudaha Somaaliya ee dhinaca sharciga Cali Maxamed Xareed iyo lataliyaha Wasaaradda arrimaha adstuurka Sahro cali Xasan oo iyaguna kamdi ahaa dadkii tababarka ka qeybgalay ayaa sheegay in wax badan laga faa’iiday loona baahan yahay in dowladda iyo shacabkaba ay isku duubnaan muujiyaan si looga miro dhaliyo qorsha loogu diyaar garboobayo doorasho qof iyo cod ah in dalka ay ka dhacdo sanadka 2020.

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuuleed  oo ugu dambeyn hadlay ayaa xusay in hadii go’aan laga gaaro nuuca doorasho ee Somaaliya ku haboon ay fududaaneyso in la diyaariyo sharciga doorashooyinak oo dalka muhiim u ah isagoo dhanka kalana sheegay in xukuumadu bogaadineyso sida guddiga ay usoo bandhigeen hababka doorashooyinka aduunka si loo go’aamiyo mida ay Soomaaliya qaadaneyso.

Tababarkan la xiriirayay hababaka kala duwan ee doorashooyinka ayaa qeyb ka ah dadaalo Guddiga madaxabanaaan ee doorashooyinka Qaranka uu ugu diyaar garoobayo in doorasho qof iyo cod ah dalka la gaarsiiyo sanadka 2020.

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 17 September 2017

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Khayre oo booqday Xarunta Akaadeemiya Cilmiga, Fanka Iyo Suugaanta "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In