Monday, August 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Tababar ku saabsan Baarista Dambiyada oo ka furmay Kismaayo

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
50 Maxaabiis ah oo maanta laga sii daayay xabsiyada magaalada Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkan oo ku saabsanaa baarista danbiyada ayaa waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashaneeysa xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan taakuleynta howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya UNSOM.

Tababarkan oo inta uu socdo ka qeybgalayaasha la siin doono casharro ku saabsan dambi baarista iyo siyaabaha kala duwan ee loo wajaho baaritaannada falal dambiyeedyada dhaca, waxaana ka faa’iideysanaya saraakiil dambi baaris oo ka socota dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026

Cabdulaahi Kaahin oo ah isku xiraha barnaamijka dhaqancelinta maleeyshiyaadka Al-shabaab ee Jubbaland oo ka hadlay  furitaanka tababarka ayaa sheegay in tababarkan uu yahay mid xoojinaaya aqoonta iyo habka dambi baarista.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay adkeynta isdhexgalka laamaha dambi baarista dowlad goboleedyada iyo kuwa gobolka  Banaadir.

Tababarka waxaa daahfuray agaasimaha guud wasaaradda amniga Jubaland Aadan Yuusuf Saalax ayaa sheegay in tababarka uu muhiim u yahay laamaha dambi baarista dalka.

Tababarkaan ayaa waxaa ka qayb galay saraakiil kasocotay laamaha dambi baarista dowlad goboleedyada jubbaland,koonfur galbeed iyo maamulka gobolka Banaadir.

Previous Post

Wasiirka amniga Puntland oo kormeeray Dekedda iyo Garoonka diyaaradaha Boosaaso

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka-Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka-Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Washington kula Kulmay Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka-Sawirro

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo U Hambalyeeyay Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka

August 10, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdulqaadir Maxamed...

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday ansixinta qorshe-hawleedka Golaha iyo Guddiyada Aqalka Sare

August 10, 2026
0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS 

August 10, 2026
0

Muqdisho, Isniin, 10 Agoosto 2026: – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray...

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS

August 10, 2026
0

Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In