Tuesday, May 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Deeq la gaarsiiyay Barakacayaal ku nool deegaanka Waydow “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Deeq la gaarsiiyay Barakacayaal ku nool deegaanka Waydow “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

iyada oo ay jiraan Daruufa  nolashada ay sababtay abaarti ka dhacday dalka ayaa waxaa dadka ku nool kaamamka deleedka magaalada muqdisho heyso nolol liidata dhanica kale waxaa bar bar socdo dadaalo loogu gurmanayo dadkaasi barakacayaasha ah

Hay,ada Australia light foundatian  iyo gudiga gurmadka Qaran ee abaaraha ay maanta gaarsiin  deeq  raashin ah oo isugu jira bariis baasto saliid,buskud  iyo wax yaabo kale oo aas aasi u ah nolosha ay gaarsiyeen kaam ku yaala degaanka weydoow ee duleedka magaalada muqdisho

Related posts

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026

Godoomiyahay degaanka Garas baaley  c.raxmaan  Axmed cali ayaa ka mahad celiyay deeqdaan oo soo gaarsiyeen guddiga gurmadka Qaran ee abaaraha iyo walaalaha kale ee Reer Austarlian light foundation.

Austarlian light foundation ayaa ka mid ah Haay,addo samafal oo inta badan Caawiya dadka danyartaa deeqdaan ay gaarsiiyeen dadka barakacayaasha ah ee ku nool deegaanka waydow ayaana qeyb ka ah.

Previous Post

Akhriso+ Sawirro’ Warbixin: Xaaladda Dadka ku nool Deegaanka koogaar ee Gobolka Sh/dhexe

Next Post

Daawo Sawirada:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Waare Iyo Sidii Ay U Dhacday

Next Post
Daawo Sawirada:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Waare Iyo Sidii Ay U Dhacday

Daawo Sawirada:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Waare Iyo Sidii Ay U Dhacday

Wasiirka  Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

Wasiirka Arimaha Dibadda XFS oo Hogaamiyaasha Afrika kala qeyb galay Shir madaxeedka Africa Forward

May 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Uganda

May 11, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la dhaariyay

May 11, 2026
0

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gabagabeysay Wejiga 1aad ee tababarka amniga Saaybarka Shaqaalaha DFS 

May 11, 2026
0

Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In