Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Waare Iyo Sidii Ay U Dhacday

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada:- Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweyne Waare Iyo Sidii Ay U Dhacday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhrisyaasheena Sharafta badan waxaan halkani idiin ku soo gudbineynaa Sawirada Munaasabadda Caleema Saarka Madaxweynaha Labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo shalay lagu qabtay Magaalada Jowhar, taasi oo ay ka qeyb galeen Madaxda Dalka oo uu ugu horeeyo Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi, Madaxda Maamul goboleedyada dalka ka jira,  iyo Mas’uuliyiin kale oo badan.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kaga mahadceliyay dhamaan Mas’uuliyiintii iyo marti sharaftii ka qeyb gashay munaasabadaasi ee waqtigooda qaaliga u soo huray misana safar u soo galay ka qeyb galka munaasabadaasi caleema saarka, “Waxaan kun mar oo malaayiin ah kaga mahadnaqayaa madaxdii ka soo qeyb gashay munaasabadaasi iyo marti sharftii, waxaan sidoo kale aan u mahadcelinayaa kuna ammaanayaan Ciidamada Ammaanka iyo Amisom, sida howlkarnimada ay u xaqiijiyeen amniga” Sidaasi waxaa yiri Madaxweyne Waare.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadweynaha Madaxtooyadda Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Previous Post

Deeq la gaarsiiyay Barakacayaal ku nool deegaanka Waydow “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Garowe

Next Post
Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Soo Saaray Go’aan Ku Saabsan Maareynta Wadahadal gelinta Mooshinka Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray Garowe

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In